Tip:
Highlight text to annotate it
X
Hooyadeey waxeey kuriyootay aniga oo noqday Qof Fiican.
Waxeey Uur ku qaaday canugeedii 7baad anigoo jira 11sano
Calooshaa laga qabtay, waxeeyna dareentay xanuun iyo tabarl'aan
Laakii waxeey igu tiri, dhib maleh xaawa, wax kasta weey iska hagaagi doonaan
Hadii eey waxaas oo kale inagu dhacaan Xagdir, cudur ama ilma dhal owgeed
Dhimasho ma'ahan sheekadeena dhamaadkeeda
Waa inaad istaagtaa oo caawidaa qof kuu baahan
Waxaan dhaqtar u noqday si aan u caawiyo dadka si eeynan u dareemin xanuunkii aan dareemay markii hooyadeey geeriyootay
Soomaaliyada aan kusoo barbaaray aad beey uga duwaneeyd Soomaliyada maantadan lajoogo
Muqdisho waxeey aheeyd goobta ugu fiican ee Afrika oo dhan
Waqtigaas Baadiyaha waxeey caruurta ku heesteen, caano fresh ah, Hilib Fresh ah iyo Hawo Fresh (nadiif) ah
Waqtigaa nolosha waxeey aheeyd macaan (mid qurux badan) , nolo fudud iyo nolol nabad galyo leh
Waxeey tan ugu xumeeyd dhacday 1988, markii eey dowladii burburtay. Dad fara badan ayaa xageena usoo qaxay si eey uga baxsadaan dagaalka.
Dadka Soomaalida waxeey dhaqan uleeyhiin gacma furan (soo dhaweeyn)
Markii uu kuu yimaado Musaafir waa inaad ugu deeqdaa tan ugu fiican oo aad heeysato (awoodo)
Waxaan caadeeysanay inaan xalino dhibaatooyinka oo aan markaas ugu deeqno dadka meel eey ku hoydaan iyo nabadgalyo
Markii uu buuxsamay gurigii, waxeey qooyskii danta ku qasabtay ineey ku hoydaan geedaha hoostooda.
20tan sano kadib waxeey dad ku dhawaan 90,00 kun kamid noqdeen qooyskeeyga
Halkaas waxaan ku nahay dhamaanteen Soomaali. Hadii aad rabtid inaad sheegato "Qabiil" ma jooygeeysid halkaas.
Waqti baa waxeey nodeen caruuteeyda dhaqaatiir, Maantana waan isla shqeeynaa
Xaaladii xun oo na qabsata waxeey wada u furtay ineey koox qabsato Hoygeena
Mararka qaar waxeey Caruur qoryo sita igu dhiheen "Adiga waxaa tahay Islaan duq ah, hogaankana ma istaahishid"
Anigana waxaan ku iri "idinkana waxaa tihiin dhalinyaro awood leh, oo maxaad u qabateen dadakan"
Qaajo iyo dagaal owgeed waxaa maalin kasta inga luma (geeriyooda) 50 dad ah.
Laakiin si wada jir ah waan awoodnaa, inaan caawino qof inoo baahan.
Maantadan la joogo , qolkii yaraa wuxuu noqday Isbitaal ka kooban 400 boqol oo sariir ah
Waxaan kunoo lahay, rajo oo aan rajeeyn ineey nabad iman doonto. Oo caruurteeyda iyo caruuta aan u ahay ayeeyo arki doonaan Soomaliya aan jeclaay
Markaas waxeey sii wadi doonaan waxii aan bilaabay
Waxaan Ahay "Dir Xawa Cabdi" kani na waa (mid ka mid ah) "Vital Voice-keeyga".
Hada coodkaaga hala maqlo.